Baro C language

wax ka baro  C programing ..
barashada c language waa muhiib qof kasta oo computer science ah waa inuu barto c language ,,
fiiri example waa isku darka labo tiro waa program fudud ....

Tusaalaha kowaad ..


#include <stdio.h>

int main()
{
    int a, b, c;
    printf("Enter the first value:");
    scanf("%d", &a);
    printf("Enter the second value:");
    scanf("%d", &b);
    c = a + b;
    printf("%d + %d = %d\n", a, b, c);
    return 0;
}


out put maxsuulka soo baxaya waa  waa isku darka a+b
oo noqonaya labo tiro oo aad galiso  shaashada markay ku soo baxdo...

waad fahanteena soo maha walalayaal


Layliga kowaad....

waxaa qortaa program kala jaraya labo tiro .. a iyo b



Comments